Latest Post

A Middle School Named after the Sultan of Jarerwayne in Jubba Region A U.S Drone Strike Killed Ibrahim Hassan Dahir Aweys

Muqdisho waxaa ku sugan wafdi ka socda Guddiga ammaanka iyo nabad gelyada Ururka Midowga Afrika waxay madaxda dowladda Farmaajo usoo bandhigayaan qorshahooda labixitaanka ciidankooda.

 

Shirar aan loo kala kicin ayaa shalay illaa iyo xalay xerada Xalane uga socda madaxda wafdiga iyo xubno uu kamid yahay wasiirka gaashaandhigga.

 

Saraakiisha ka socda Ururka midowga afrika ayaa dowladda Farmaajo ucaddeynaya in dhowaan ay kumanaan askari AMISOM ah dalka ka saari doonaan.

 

Bishii May ee lasoo dhaafay ciidamada Burundi oo go’aansaday in ay isaga baxaan gobolka sh/dhexe ayaa waayay ciidamo soomaali ah oo bedela sidaas ayayna bixitaankoodi dib ugu dhigeen sida lagasoo xigtay sarkaal Burundeys ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.