Latest Post

Saameyn intee la eg ayuu dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ku yeeshay dhaqaalaha qaaradda Afrika [Warbixin]. Ciidamo Itoobiyaan ah oo la kulmay weerar jidgal ah.

Meelo kale oo adduunka ahna aan laga helin Macdintaas oo ah mid aad muhiim ah, lagayaabee in ayba tahay midda ugu weyn kaydka adduunka ee macdinta Lithium, aad ayey muhim u tahay, lkn tirada laga helo adduunka ayaa aad u yar Waxayna muhim u tahay Jaajarada Bateriyada iyo Technologyada kale ee muhimka u ah latacaalidda isbeddelka Cimilada Adduunka!! Xasuuso #Donald_Yamamoto inuu sanadkii hore dhamaadkiisa yiri, Somalia waxa laga helaa macdinta dunida nooca dhif iyo naadirka ah ee loo isticmaalo cell telephone-deena aan adeegsano Hubka ay ciidankeena kuqalabaysan yihiin iyo dhammaan Technologyada aad adeegsano waxyaabaha ay ku shaqeeyaan ama laga sameeyo waxa laga helaa Bariga Africa, Somalia Yamamoto wuxu hadalkiisa sii raaciyey qormo aad u dheer ee uu arrinkaasi ka sheegay Somalia oo aan wayno waxay ka dhigan tahay #Smart_Phone-ka aad sidato wixi uu ku shaqayn lahaa oo aad waysay!! Hadalkaan CNN ee maanta ayagoo ka walaacsan Afghanistan gacantooda in ay kabaxday iyo midka uu horay Yamamoto ee Somalia muhimad gaar ah in ay u leedahay shirkadahooda Technologyada Waxay ku dusinaysaa duulaankii Maraykanka uu ku qaaday Caalamul Islaami wuxu isugu jiray laba weji #Wejiga_Koowaad wuxu ahaa #Ashahaado_Ladirir oo wuxu rabay in uu iska leexiyo Muslim damiir leh oo Diinkiisa iyo Dalkiisa u damqada oo ka dhiidhiya dulmiga Maraykanka #Wejiga_Labaad-na wuxu ahaa boobka Khayraadka Waddamada Muslimiinta middaas oo ay waayeen ayey maanta in badan ka walaacsan yihiin!!

Leave a Reply

Your email address will not be published.