Sarkaal sare oo kamid ahaa ciidamada dowlada ee ku sugan degaanka Camaara ayaa dhaawac ka soo gaaray u dhintay.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Maceey ayay wararku sheegayaan inuu u geeriyooday dhaawac soo gaaray markii argagixisada ay weerar ku qaadeen magaaladaas.