Kadib weerar kedis ah oo saaka aroortii hore ay xoogag islaami ah ku qaadeen laba saldhig oo kuyaal Koonfurta Mudug ayay qabsadeen laba deegaan oo istiraatiiji ah.
Sida ay wararku sheegayaan xoogaga Al Shabaab ayaa laba weeraro ku qaaday saldhigyo kuyaal deegaanka Camaara waxaana jira khasaara lixaad leh.
Goobjoogayaal ku sugan Mudug ayaa sheegay in islaamiyiintu ay qabsadeen bacaadweyne iyo cammaara.
la soco wixii soo kordha