Latest Post

Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Dhaqaala Darrida Heysata DF. Somalia miyaa xor ah 62 sano ?
  1. Mas’uuliyiin ka socday wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa booqasho ku tagay furimaha hore ee dagaalka magaalada Kismaayo halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaad Mareykanku tababaray.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla oo ah waaliga Jubbooyinka ayaa soo indha indheeyay deegaanka Sanguuni oo waxka yar 40Km ujira magaalada Kismaayo.

Sidoo kale wafdiga ayaa tagay tuulada Qaamqaamka oo aan sidaas uga fogeyn magaalada xarunta u ah Jubbada hoose, Abuu Cabdalla ayaa iftiimiyay in deegaanka Sanguuni ay maamusho wilaayada Islaamiga balse halka ay ku suganyihiin maleeshiyaadka Axmed Madoobe ay tahay Baarka.

Wuxuu adkeeyay in halka loo yaqaan dhulbaraha uu udhaxeeyo labada ciidan marmarka qaarna ay ciidamadoodu tagaan meesha uu kuyaal dhulbaraha
HALKAAN KA DHAGAYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published.