Ugu dambeyn Elon Musk ninka aduunkan ugu taajirsan ayaa caawa waliba daqiiqado kahor 44 Bilyan ku iibsaday Barta Twitterka.
Lacag kasto ayuu u gaaray Twitter inay isaga ka iibiyaan, weyna diiidanayeen in muddo Ah lakin 44 bilyan markuu u gaaray wey diidi kari waayeen.
Elon Musk lacagtiisa waxaa lagu qiyaasaa 277 Bilyan oo dollarka Mareykanka Ah.