Latest Post

Al-Shabaab oo ka digay boob lala damcsanyahay hantida Soomaaliyeed, digniina u diray shirkado iyo Bangiyo. Al-Shabaab oo sheegtay in ay 87 askar iyo saraakiil ah ku dishay qaraxyadii Maxaas [Bayaan].

Daawo: Qeybta 1aad Tartan qur’aan oo loo qabtay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo lagu qabtay wilaayaatka islaamiga. Xalqada waxaad ku daawan kartaa sida uu u dhacay tartanka qeybtiisa 10ka juz iyo sida loo kala galay kaalimaha ugu horeeya.

HALKAN KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.