Latest Post

Al-Shabaab oo sheegtay in ay 87 askar iyo saraakiil ah ku dishay qaraxyadii Maxaas [Bayaan]. Somalia’s govt imposes curfew in Mogadishu, cancels flights ahead of Djibouti president’s visit

Wilaayada islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degyadii maalmaha ciiddul Fidriga.

 

Fagaare kuyaal degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud waxaa lagu qabtay Fantasyo ay kasoo qeyb galeen boqolaal shacab ah.

 

Fantasyaha waxaa lagusoo bandhigay tartamo kala duwan sida Orodka, Xarig jiidka iyo arrimo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.