Kolonyo ciidanka Xabashida ah oo 4 maalin ka hor kasoo baxday degmada buurhakabo kuna sii jeeday magaalada baydhabo ayaa weeraro jidgal ah iyo qarax maanta lagula eegtay inta udhaxeysa magaaloonkaas waxaa ku dhintay 4 askari oo Xabashi ah 7 kalena waa ku dhawacmeen.