Latest Post

Dhageyso Jawaasiis lagu dilay Jubbada hoose Ethiopia deploys thousands of fresh troops in south Somalia

Asalaamu Calaykum Waraaxmatullaahi Wabarakaatuhu Fadliga 10ka Dilxijjah oo bilaabatay maalintii Khamiis oo ku beegneed 30 June,2022
Walaalayaal Waxaan ku guda jirnaa Maalmihii fadliga badnaa Ee Cashara Dilxijjah, walaalayaal Rasuulkeenu Scw wuxuu Yiri: Majiraan Maalmo Camal wanaagsan looga Jacayl badan yahay Allaah Swt xaggiisa oo maalmahan dhexdooda ah.

Nebigana Scw wuxuu ula jeedaa 10ka beri Ee aan ku guda Kadib bay Saxaabadu ku dhaheen: Yaa Rasuulullaah ma xitaa Jihaad Fii Sabiilillaah? Rasuulkuna Scw wuxuu yiri: Xitaa Jihaad Fiisabiilillaah, loogama Jecla illaah Swt Agtiisa, illaa lahelo mooyaane Nin ubaxay ”Jihaad” Naftiisa iyo Maalkiisa oo Uusan Waxba Usoo Noqon.

Yacni Ku Shahaada Qaatay. Kaas Uunbaa Kafadli Badan Buu Nabiga Scw Ku Cabiray. Waxaa Wariyey Bukhaari…

Lafdiga Xadiithka Hoos Ka Fiiriya.

✍️SomaliMeMo

Leave a Reply

Your email address will not be published.