Latest Post

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Halgan. Ciidamada ATMIS oo qof shacab ah ku toogtay isgoyska Ceelgaabta Xamarweyne.

Xarakada AlShabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaan loo adeegsaday qaraxa oo lagu beegsatay sarkaal katirsan ciidanka Military-ga DF.

 

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha_Hoose ayaa sheegaya in qarax culus oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Afgooye lagu khaarijiyay Taliyihii ciidanka Military-ga DF u qaabilsanaa degmada Afgooye, kaas oo oran jiray Maxamed_Ahmed_Cali loona yaqaanay “Tuug-Madow”

 

  • Sida ay tilmaamayaan wararka halkaasi laga helayo qaraxa ayaa haleelay islamarkaana burburiyay gaari uu watay Taliyaha la dilay, waxaana Muuqaallo goobta laga soo qaaday lagu arkayay gaariga Taliyaha oo si xun uu qaraxu u burburiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.