Latest Post

Dhageyso Jawaasiis lagu dilay Jubbada hoose Ethiopia deploys thousands of fresh troops in south Somalia

Dadka shacabka ah ee magaalada #Baladxaawo ayaa xoog kula wareegay xarunta maamulka ee magaaaladaas, iyagoona deb qabadsiiyay xarunta iyo gawaari halkaas taallay.

  • Ilaa afar qof oo shacab ah ayaa ku dhawacmay rasaasta ay ridayeen ciidanka maamulkaas, kadib markii dadka deegaanka ay ka dhiidhiyeen xad gudubyo ka dhan ah.
    .
    Gawaarida la gubay waxaa kamid ah gaariga Gudoomiye Ku-xigeenka degmada Baladxaawo Sugow_Cali , kaas oo dhexyaalay xarunta degmada ee la gubay.

Xaalada magaalada ayaa wali qasan waxaana la xiray goobihii Ganacsiga magaalada Baladxaawo iyo isku socodka gadiidka oo ay istajiyeen dibadbaxayaasha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.