Latest Post

Dhageyso Jawaasiis lagu dilay Jubbada hoose Ethiopia deploys thousands of fresh troops in south Somalia
Degmada Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa kamid ah degmooyinka sida heerka sare ah looga oogay maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa.
  • Fagaaraha weyn ee degmada ayay kumanaan qof ku tukadeen labada rakco ee salaadda ciidda kadibna xoolaha udxiyada ayaa isla fagaraaha lagu qalay halkaas oo dadka fuqarada ah hilib farabadan loogu qeybiyay.

Hoos ka daawo sawirrada

Leave a Reply

Your email address will not be published.