Warbaahinta Islaamiga Al Furqaan ayaa barnaamij qiima badan ka diyaarisay Taariikhdii nololeed iyo middii Cilmi ee Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan Raximahullaah.
Barnaamijka waxaa ka qeyb qaadanaya culima’udiin ay islasoo qariibeen Sheekh Nuur iyo qaar kamid ah Ardaydii cilmiga ka xambaaray.