Ghannelka wararka ee Alkataa’ib ayaa caawa baahiyay qeybta 4aad wajiga labaad ee muuqaalo tixane ah oo lagu soo bandhgayo gurmadka ay u sameysay xarakada dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dhulka ay maamusho ee dhaca koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Qeybta 4aad waxaa lagu daawan karan gurmadyo la gaarsiinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada kala ah Jamaame, Haawaay, Gaduudeey, Ceel Ansaar, Buulo Fulaay, Buur Dhuxule oo ka kala tirsan gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose.