Latest Post

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir jaraa’id ku faah faahiyay dagaallo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday degmada Qansaxdheere.

Kadib shir oo ay aaladda Zoom-ka ku yeesheen illaa 5 maamul goboleed oo ka jira dalka Soomaaliya ayay ku dhawaaqeen in ay xiriirka u jareen dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.

Wasiirrada wasaaradaha maaliyada 5ta maamul goboleed ayaa ku eedeeyay wasaaradda maaliyadda in ay ka baxday heshiisyo ay horay ula gashay.

 

Maamul goboleedyada soo saaray warsaxaafadeedka waxaa kamid ah Puntland,Galmudug,Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, waa go’aankii ugu horreeyay ee ka dhan ah DF-ka oo ay qaataan maamulladan shisheeyaha la shaqeeya tan iyo markii uu Xasan Sheekh madaxweynaha noqday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.