Idaacadda Islaamiga Andalus oo ah warbaahinta laga dhageysto dalka Soomaaliya ayaa bilaawday barnaamij taxana ah oo ay diiradda ku saarayso waxa loo yaqaan Cowllamada (Globalization).
Barnaamijkan oo xiiso gaar ah leh ayaa labaahiyay xalqadiisi 1aad iyadoona berri oo jimca ah loo madlanyahay in labaahiyo xalqadiisa 2aad.