Latest Post

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir jaraa’id ku faah faahiyay dagaallo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday degmada Qansaxdheere.

Mu’asasada Alkataa’ib ayaa faafisay bayaan ku qoran luqadaha Soomaaliga iyo English-ka kaasi oo lagu iclaaminayo in dhowaan labaahin doono kalimad muhiim ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa si hordhac ah loo faafiyay sawirro cusub oo lagasoo jaray ciidamo tababar loogusoo xiray Mucaskar loogu magac daray Sayid Max’med Cabdulle Xasan.


 

Leave a Reply

Your email address will not be published.