Shirweynihii shanaad ee Culumada Wilaayaatka Islaamiga ah oo qabsoomay intii u dhaxeysay 24 Rabiicul Awal ilaa iyo 28 Rabiicul Awal 1444H.
Qaybta koowaad: Furitaanka Shirka iyo Soo Dhawaynta Culimada, waxaad ku daawaneysaa qeybo kamid ah kalimaadka ay jeediyeen Culimada.