Latest Post

Somalia’s president promises to hold ‘one man, one vote election’ in 2026 Somalia’s govt says new offensive against militants to start during Ramadan
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in markale uu iska hor’imaad culus dhaxmaray maleeshiyaadka dowladda iyo ciidamada wilaayada Islaamiga ah.
Dagaal culus ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Ceeldheere oo qiyaastii 10Km ujira degmada Halgan.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada wilaayada islaamiga ay weerar jidgal ah udhigeen maleeshiyaadka dowladda balse lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay duleedka degmada Halgan.

Xoogagga Al Shabaab ayaa gacanta ku haya inta badan deegaannada dhaca bariga gobolka Hiiraan gaar ahaan wadada laamiga ah iyo webiga jiinkiisa halkaas oo ay ka fuliyaan howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Macaawisleyda iyo kuwa dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.